Soomaaliya waxa ay ku jirtaa marxaladda jiilkii saddexaad ee dagaalyahannada ajaanibta ah ee jihaad-doonka ah, waxaana metela dagaalyahannada ajaanibta ah ee hadda ku jira Daacishta ka dagaallamaysa Buntilaan. Hawlgalka milatari ee maamulka Buntilaan ku qaaday ururka Daacish ee ka dagaallamaya…

Tartanka guddoomiyaha Koomishaneerka Midawga Afrika ayaa ka kooban afar murashax oo ka soo jeeda dawladaha Bariga Afrika kuwaas oo kala ah: Rayla Odhinga oo kiiniya ka socda, Maxamed Cali Yuusuf oo Jabuuti metelaya, Anil Gayaan, iyo Raytashaarad oo ka kala socda madagaskar iyo Moriishas. Odhinga…

Xasan Sheekh iyo madaxda maamul goboleedyadu ma waxay heshiis qarsoodi ah ku galeen in ay doorashooyinka dib u dhigaan ilaa 2027?
Goormaa la qabanayaa doorashooyinka baarlamaannada iyo ta madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya? Waa weydiinta ka dhex guuxaysa maanka shacabka Soomaaliyeed,…

Warbixintani waxay qiimaynaysaa habraacyada iyo sugnaanshaha sharci ee xukunka dilka ee lagu fuliyo eedaysanayaal kala duwan oo lagu maxkamadeeyo Soomaaliyada koonfureed (shanta maamul-goboleed ee ku hoos jira dawladda federaalka ah).
Warbaahinta gudaha ee Soomaalidu si bille ah ayay u soo werisaa…

Qoraalka waxa Af Carabi ku diyaariyay saxafiga reer Masar ee Xaamid Fadxi, Bahda Geeska ayaana Af Soomaali u soo turjuntay.
Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Soomaaliya ayaa Diseenbar 09, 2023 soo gebagebeeyay dib-u-eegista afarta cutub ee ugu horreeya…