Subax walba waxa aan saf dheer u galaa si aan biyo u helo, waxa aannu ku jirnaa meel nolosheedu bilowgii aad iigu adkeyd. In kasta oo aysan marna fududaan haddana waxa igu filan inaan la qabsaday ugu yaraan. Buul yar iyo ardaagiisa ayaa qoys waliba ku jiraa, beri dhexdaasa koox baa intay noo timid…

Sidii ay kolba maro isugu eegaysay waa ay dhammeysay dharkii khaanadda ku jiray oo dhan, muraayadda inta jeer ee ay kusoo noqotay lama tirin karo. Dhinac aanay iska eegin iyo hab aysan u istaagin ma jiro, miskaheeda, dhexdeeda iyo naaskeedaba labiska ugu habboon ee halmar soo saaraya ayey ka dooran…

Sariir yar oo loox ka samaysan ayaa ay dul taallaa. Ma leh awood ay kaligeed kaga dul kacdo inay cidi garab gasho mooyee. Intaan kicitaan la gaadhin ma soo fadhiisan kartaba. Da’ ahaan sariirtu aniga waa ay iga wayn tahay, ilaa labaataneeyo sano ayey ka horraysay dhalashadaydii oo…

Qanaacadu waa gunta wax walba oo lagu bedbaado, waxaana la malayn karaa in qudheedu ay tahay bedbaadada aynu raadinno. Waa liibaanta la sheego ee aynu nolosha ka raadinno, waa ku raynraynta waxa aad haysato iyo ku farxiddooda. Inaad heerkaa gaadho ayaa ah inaad liibaanta hanatay. Aadanuhu ma nasto…