Skip to main content

Tuesday 18 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Wararka Geeska

Wararka Geeska

Articles by the Author

Wacaal |
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland, Admiral Axmed Hurre Haariye, ayaa sheegay in Somaliland ay ka go’an tahay inay door muuqda ka qaadato sugidda amniga Marinka Baab al-Mandab, iyada oo arrintaas kala shaqaynaysa saaxiibbada gobolka iyo kuwa caalamka. Hadalka taliyaha ayaa ku soo…

Faahfaahin cusub ayaa ka soo baxday is-afgaradka Maraykanka iyo Iiraan, kaas oo la sheegay in uu dhigayo joojinta colaadda iyo bilowga hannaan lagu gaadhayo heshiis kama-dambays ah. Bloomberg ayaa sheegtay in ay heshay qodobbo ka mid ah heshiiska dhex maray labada dhinac, sida ay soo gudbisayna…

​Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Israa’iil, ayaa kulamo heer sare ah la yeeshay madaxda dalkaas oo uu ka mid yahay Raysal Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu. Kulankan ayaa lagu xaqiijiyay mar kale, xidhiidhka labada dal iyo…

​Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa booqasho taariikhi ah ku tagaya Israa'iil, waana booqashadii u horreysay ee heer Madaxeed oo ay labada dhinac is dhaafsadeen, tan iyo markii ay is aqoonsadeen, dhammaadkii sannadkii hore. Marka laga tago in booqashadani ay…

Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo in xidhiidhka u dhexeeya Israa’iil iyo Somaliland uu ka gudbay arrimo diblomaasiyadeed, isla markaana uu yeeshay waji amni iyo mid milatari oo xasaasi ah. Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ay noqdeen aag ay si xooggan ugu…

Dagaallo culus ayaa galabta ka qarxay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, oo ay ku jirto degmada Howlwadaag, kaddib markii xiisaddu kor u kacday agagaarka meel ay mucaraadku ku qorsheynayeen bannaanbax berri loo ballansanayay. Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre, oo saaka u guuray Howlwadaag…

Somaliland ayaa sheegtay in ay dhawaan safaarad ka furanayso magaalada Quddus, halka Israa’iil-na la filayo in ay safaarad ka furato Hargeysa, tallaabo sii xoojinaysa xidhiidhka cusub ee labada dhinac kaddib markii Israa’iil ay Somaliland u aqoonsatay dal madax-bannaan. Danjiraha Somaliland u…

Waxa maanta Somaliland looga dabbaaldegay munaasabadda 18-ka May ee sannadkan 2026, oo ku beegan 35 guurada ka soo wareegtay 1991kii, markii ay Somaliland ku dhawaaqday in ay ka baxday midowgii ay la gashay Soomaaliya, 1dii Juulaay 1960kii. Munaasibaddan oo la xuso sannad kaste, waxa ay hadda…

Wadahadalladii sida weyn loo sugayay ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo garabka mucaaradka ayaa burburay Jimcihii, kaddib markii laba maalmood oo xidhiidh ah oo wada-xaajood ah lagu guul-darraystay in wax natiijo ah laga gaadho. Wadahadalladan, oo ka dhacay Muqdisho ayaa ujeeddadoodu…

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa xaqiijisay in ay weerarro ku qaadday kooxo hubeysan oo ay ku sheegtay in ay 'isugu jireen Alshabaab iyo maleeshiyaad nabad-diid ah oo u daacad ah Cabdicasiis Lafta-gareen' oo ay ula jeeddo hadhaaga mucaaradka ah ee ciidankii Koonfur Galbeed oo daacad u ah…

Subscribe to Category Page