17-kii Julaay ee 2026, baarlamaanka Israa’iil (Knesset) waxa uu u codeeyey in la golaha la kala diro, arrinkan oo gogoldhig u ah doorashooyinka guud ee la qorsheeyey inay ku qabsoomaan xilligoodii dastuuriga ahaa. Tallaabadan waxa loo arkaa horumar weyn, sababtoo ah, tan iyo 1988-kii, waa markii…

Intii la uunku jireyba waxa dunida soo maray dadyow aan la qiyaasi karin tirada buugaagta ay qoreen ama baaxadda aqoonta ay ka tageen, balse la cabbiri karo saamaynta ay ku yeesheen in ay beddelaan hab-fikirka bini’aadamka iyo sidoo kale qaabka ay isu fahmi lahaayeen nafsad ahaan. Qaar ka mid ah…

Koobka Adduunka ee kubbadda cagta waxaa loo tixgeliyaa mid ka mid ah tartamada ciyaaraha ee ugu adag marka laga hadlayo ku guuleysiga horyaalka. Muddo ka badan sagaashan sano, siddeed dal oo keliya ayaa ku guuleystay inay fuulaan carshiga kubbadda cagta adduunka. Tani waxay ka dhigaysaa kooxo aad u…

Warka ku saabsan heshiiska Maraykanka iyo Sacuudiga ee barnaamijka nukliyeer waxa uu dhaliyey falcelinno badan. Galabnimadii salaasada, wargeyska Wall Street Journal waxa uu sheegay in Madaxweynaha Maraykanka Donald J. Trump uu oggolaaday in heshiis nukliyeer lala galo Boqortooyada Sacuudiga.…

“Waxba nooma ay sheegin. Qofna ima weydiin haddii aan doonayo inaan laabto... Marnaba fursad la iima siin in aan la hadlo safaaraddayda, mana la ii oggolaan.
Qofna iima sharrixin waxa aan saxeexayay. Waxay u ekayd warqad xafiis laga keenay. Waxay iga codsadeen inaan magacayga qoro. Layma oggolaan…

Ururka al-Shabaab waxa uu sannadkii 2025 sameeyey horumar ballaadhan, arrinkan oo keenay baabbi’inta guulo ay xukuumaddu xaqiijisay laba sanno ka hor. Laga soo bilaabo markaas, xukuumaddu waxa dib u habayn ku samaysay ciidamadeeda si ay u ilaaliso deegaannada ku hareeraysan caasimadda Muqdisho. Ha…