Skip to main content

Saturday 16 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Suhaib Mohamoud

Suhayb Maxamuud

Asaasaha iyo Madaxa Tifaftirka Geeska. Waxa laga la socon karaa barta X.

Articles by the Author

Buug |
Erayga Turjumeha buugga On Salafism: Concepts and Contexts, oo uu qoray Casmi Bishaara, kuna soo baxay taxanaha Stanford Studies in Middle Eastern and Islamic Societies and Cultures sannadkii 2022. Buuggan waxa Af-Soomaali u turjumay Suhayb Maxamuud, waxaana daabacday Xaraf Publishing House…

Dhaqan |
Waxa maalintii Salaasada, 31-ka Maaris ee sannadkan 2026, ku geeriyooday Maraykanka aqoonyahankii iyo qoraagii Soomaaliyeed, Cali Jimcaale Axmed, oo hadda jiray 71 sannaood, waxana ay aqoonta Geeska Afrika sidaas ku wayday mid ka mid ah codadkii aqooneed ee ugu jaad-goonisaa uguna dhisnaa. Waxa uu…

Faaqidaad |
Magaalada Boorama ee magaalo madaxda u ah gobolka Awdal waxa shantii Diisambar ka dhacay dhacdooyin lagu tirin karo dhibaatooyinkii siyaasadeed iyo nabadgalyo ee ugu halista badnaa intii ay Somaliland jirtay. Bannaanbaxyo ka dhashay oggolaanshaha xukuumadda ee xafladda bandhigga Xeer Ciise ayaa…

Feker |
Jaak Dereyda buuggiisa “Ku Keligaysiga Af Ajnabi” waxa uu ku leeyahay: “Luuqad keliya ayaan aqaan, haddana afkaasi ma aha afkaygii”, isaga oo sheegaya in uu luuqad-keliyaale yahayna waxa uu leeyahay: “Afka keliya ee aan aqaannaa waa mid hore usoo ahaa, mustaqbalkana ii ah, hoygayga, sidaas baan…

Qoraaga Eretariyaanka ah ee Xaji Jaabir waxa uu sheekofaneeddiisa “Xumbo Madow” isku dayayaa wax ka barashada dunida qaxootiga, siiba qaxootiga ku barakacay kelitalisnimada Eretariya ee ku filiqsan daafaha dunida. Waxa uu sheekada dadka ku barayaa shakhsiyad qaxooti ah oo meeliba meel u dhiibtay,…

Aragti |
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi(Cirro) waxa uu dhawaan safar ku tagay magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar. Waa safar aan lagu soo koobi karin, keliya, bookhasho diblumaasiyadeed oo uu dal kale uun ku tagay. Waxa ay, se, u taagan tahay weji cusub oo ay…

Dhawaan waxa geeriyooday Jeneraal Moorgan, wasiirkii difaac ee ugu dambeeyey nidaamkii Milatari ee [Siyaad Barre], weligiina laga lama xisaabtamin falalkii uu ku kacay. La xisaabtan la’aantiisu waxa ay liidnimo ku suntaysaa bulsho marka horeba aan jeclayn in ay waajahdo xaqiiqada tagtadeeda…

Saldhigyada ay Soomaaliyi Maraykanka ugu baaqday waa firfirtii ugu danbaysay ee Xasan Sheekh ku maagan yahay in uu awood ku muujiyo, xilli uu dareensan sida siyaasadda Maraykanku isu beddeshay.…

Fan |
North of Dawn oo ah sheekofaneeddii u dambaysay ee uu soo saaro Nuuraddiin faarax, oo ay madbacadda Penguin daabacday 2018, waa sheeko dhacdooyinkeedu daadsanyihiin dhul aad u kala fog; laga soo bilaabo Soomaaliya, Kiiniya ilaa laga soo gaadho Norway. Waa sheeko soo bandhigaysa kala daadsanaanta…

Qaddiyada aqoonsi raadinta Somaliland waxa ay sannadka 2024-ka la kulantay isbeddelo waaweyn oo si dhakhso ah u dhacay. Dhacdada koowaad ee aqoonsiga Somaliland boodhka ka jaftay waa isafgaradkii Somaliland la gaadhay dalka Itoobbiya, dhacdada labaad waa in madaxweynaha Maraykanka ee Donald J.…

Subscribe to Category Page