Waa suxufiyad ku nool Ingiriiska. Waxa ay diblooma sare oo Warbaahinta ah ka qaadatay Jaamacadda Manchester Metropolitan, halka ay shahaadada master-ka ee Xidhiidhada Caalamiga ah ka qaadatay Jaamacadda Brunel London. Shaqadeeda saxaafadeed waxa ay ka bilowday qaybta Af-Carabiga ee BBC-da, iyada oo ahayd weriye tababar ku jirta.
Waxa suurogal ah in ay Somaliland qarka u saarantahay in ay aqoonsi caalami ah ka hesho dal labaad, dalkaasina uu noqdo Imaaraadka Carabta, ka dib shan bilood aqoonsigii ay Israa’iil siisay, oo ahaa go’aan muran badan dhaliyey, falcelinno badanna laga sameeyey. Filashooyinku waxa ay kor usii kaceen…