Feker
SICIID MAAX
|
René Descartes waa mid ka mid ah faylasuufyada ugu caansan uguna saamaynta badan taariikhda, weedhiisa/dooddiisa caan baxday ee "Cogito, ergo sum—I think therfore I am"—"Waan fekeraa, sidaas darteed waan jiraa," waa mid ka mid ah tiirarka falsafadda casriga ah. Laakiin waa maxay macnaha weedhani?…