Skip to main content

Monday 14 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Shucayb Dheeg

Shucayb Dheeg

Qoraa.

Articles by the Author

Sheeko |
“Naa Israay, Israay! Naa maxaad gadhfeedha bannaanka ugu tuurtay, lagu aasye? Huuno, aniga wax baa i helaye, sideen idhaa inan tan haddaba?” ayay tidhi Muna oo dibadda ka soo gashay. “Habo, daaqaddaan saaraye, malaha dabayshaa ka soo ridday.” “Beentay kaga dartay wax walba! Dabayshu ma gacmay…

Roob yar oo tumay ah ayaa goor dhawayd arlada ka dul qaaday, caadkii uu ka tagayna samada ayuu ku sii kala lumayay, markaas bay cadceeddii oo la moodo in uu roobka yari kulaylkeedii badnaa rusheeyayna falaadhaheedii ka soo dhex dusinaysay qarrida dhibcihii ka dhammaadeen ee moodda ku samaysay…

Feker |
Ugu horrayn, maadaama oo saddexda diimood ee Islaamka, Masiixiyadda iyo Yahuudiyaddu ay asal ahaan ka soo unkameen diintii nabi Ibraahin (CS), isla markaana ay nuxur ahaan diintaas iskugu biyashubanayaan waxa aan iskuqaadka saddexdooda suugaanoodba soo wada hoosgaliyay cinwaanka Sheeko Diineedka…

Dhaqan |
Maansayahanka aan halkan ka ga hadlayo, waxa aan ku dabrayaa ama ku gaar yeelayaa maansayahan noolaa xilligii aanay bulshooyinku ku tallaabsan ama aanay hirgalin waxbarashada akaadamigga ah ee qoraalku foolaadka ka yahay. Ama bulshooyinka qaarkood way hirgaliyeen eh laakiin bulshada uu xilligaa…

Subscribe to Category Page