Sheeko
Selma Maxamed
|
Xaliimo saaxiibbo ayaanu ahayn yaraantayadii. Wakhti aad u kooban ayaannu wada soconnay illaa haddana xasuustayda kamay bixin, wajigeedii baa igu sawiran weli, codkeedii iyo qosolkeedii aan kala go’a lahaynna maskaxdayda ayuu ku samaysanyay illaa imika!
Maalmo badan darteed ayaan iskuulka u tegi…