Waraysi
Saynab Xaddaaji
|
Bulshada Canfartu waxay ku dhaqan yihiin bartamaha Geeska Afrika. Waxay degaan dalalka Itoobbiya, Jabuuti iyo Caratariya. Degaankoodu waa mid istaraatiiji ah oo leh muhiimad degal-siyaasadeed, waa mid u qaabaysan qaab saddex xagal ah, waxana mara 600 kiiloomitir oo ka mid ah jidka halbawle…