Skip to main content

Monday 17 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Sakariye Khayre

Sakariye Khayre

Qoraa, Falanqeeye Siyaasadeed iyo Turjumaa

Articles by the Author

Aragti |
Dimuqraadiyadda casriga ahi waxa ay ku dhisan tahay hal mabda' oo aasaasi ah, kaas oo ah: in muwaadiniintu awood u yeeshaan in ay si xor ah wax ugu kala doortaan aragtiyo kala duwan oo taabanaya noloshooda, kuna salaysan sida loo maamulayo dalkooda. Doorashadu sidaas darteed ma aha uun keliyaata…

Buug |
Waxaa jira buugaag loo akhriyo kordhsi aqooneed, waxaana jira kuwo qofka ku khasba in uu dib u eego fahamkiisa ku saabsan bulshada, dawladnimada iyo xidhiidhka ka dhexeeya qofka iyo ummadda uu ka tirsan yahay. Heshiis Bulsho waxa uu ka mid yahay buugag taxane turjumaad ah oo luugu magac daray…

Hordhac Buugga The Once and Future World Order ee uu qoray Amitav Acharya soona baxay sannadkii 2022 waa deraasad qoto dheer oo dib u eegaysa taariikhda dheer ee nidaamka caalamiga ah iyo sida uu u soo maray marxalado kala duwan oo ay hoggaaminayeen ilbaxnimooyin kala geddisan. Qoraagu waxa uu si…

Hordhac Buugga "Saddex Xagalka Awoodda" ee uu qoray Alexander Stubb, madaxweynaha hadda ee dalka Fiilaan, waa falanqayn qoto dheer oo wakhtigeedu taaganyahay taas oo ku saabsan taabanaysana isbeddellada waaweyn ee dib-u-qaabaynta nidaamka caalamiga ah qarniga 21naad. Iyada oo laga dhadhansanaayo…

Hordhac Jamhuuriyadda Somaliland, waxa ay samaysay taariikho cajiib ah, kuwaas oo ay kaga suntanayd ilaa haddana kaga suntan tahay dalalka Geeska Africa, nidaamkeeda siyaasadeed, iyo maamul ee ku salaysan doorashooyinka xorta ah. Doorashooyinka Madaxtooyada, iyo kuwa axsaabta siyaasiga ah ayaa…

Faaqidaad |
Hordhac Dagaallada iyo rabshadaha marka la eegaayo adduunka dhibaatooyinka ay dhaliyaan, dhallinyaradu waxa ay noqdaan kuwa ugu nugul dhibaatooyinkaasi ee ku waxyeelooba ama ku nafwaaya, iyaga oo inta badan noqda kuwa loo adeegsado ama janallada lasoo dhex mariyo farriimaha kacdoonnada iyo…

Hordhac Marba marka ka dambaysa, waxa isa soo taraya dedaallada loogu qareemaayo aqoonsiga Somaliland iyo ka mid noqoshadeeda dawladaha caalamka, walow ay jiraan caqabado muuqda oo hortaagan in si dhakhso ah loo gaadho natiijooyin wax ku ool ah. Dhawrkii sanno ee ugu dambeeyey, waxa awoodaystay…

Subscribe to Category Page