Skip to main content

Saturday 18 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Zakaria Abdirahman

Sakariye Cabdiraxmaan

Sakariye wuxuu daneeyaa shaneemada iyo waxsoosaarka faneed ee la xidhiidha. Waxa lagala xidhiidhi karaa Instagram.

Articles by the Author

Masrax |
Billawgaba waad liqaysa fikradda taxanaha kolka aad aragto Maark (Adam Scott) isaga oo baabuurkiisa saaran oo ilinta iska tiraya. Waxa uu hortaaganyahay shirkadda Lumon oo uu ka shaqeeyo. Ilbidhiqsiyo kaddib marka uu ilinka xafiiskiisa cagta saaro waa qof kale, gabi way is beddelayaan xariijimaha…

Sannadkii tagay ee 2024 waxa uu ahaa sannad hodan ku ah soo saarka filinnada, waa marka loo eego dhawrkii sanno ee ka horreeyey. Waxa soo butaacay filinno tiro iyo tayoba isku darsaday, kuwaas oo buuxiyey halbeegyada kala duwanaanshiyaha. Filin kastaa xiiso gooni ah buu lahaa, bil walba na waxa soo…

Bishan tobnaad waxa la la kowsaday warka nayaayirada leh ee sheegaya in uu ku soo laabtay shaqadii jilliinka Daniel Day-Lewis, taas oo uu muddo toddoba sanno ah ka sii maqnaa. Jilaagan 67 jirka ah ayaa sannadkii 2017-kii ka fadhiistay jilaannimada kadib kolkii uu soo baxay filinkiisii quruxda…

Filinkan waxa soo saaray Thomas Vinterberg, waxana jilaya Mads Mikkelsen, isaga oo soo baxay sannadkii 2012. Filinkan sheekadiisu waa mid aad u kakan, adagtahay daawashadeedu isla markaas na xiiso leh, mudanna in la daawado, waxa uu tixraac ku samaynayaa Luukas (Mads) oo ku nool tuulo aad u yar,…

Xaaska Xabaal Qodaha The Grave Digger's Wife,  waa filin dheer kii u horreeyey ee uu soo saaro Khadar Caydaruus sannadkii 2021, waxa uu ku guulaystay in ka badan 20 abaalmarin, ta u waynina tahay: Africa Movie Academy Awards isaga oo ku guulaystay afar ka mid ah, oo ay u muhiimsan yihiin…

Horraantii 1970kii ayuu ku soo biiray filim samaynta Cabbaas Kiyorastaami, isaga oo noqon doona filim sameeye Iiraani ah oo mar-la-arag ah. Waxa uu soo gudbiyey filimo waaqica xidhiidh adag la leh. Awood buuxda ayuu siiyey dhab ahaanta dhacdooyinka, sahlanaantana mudnaanta koobaad buu ka…

Subscribe to Category Page