“Noloshu waa buug; qof aan safrinna wuxuu ka akhriyay hal bog oo keliya.” — Saint Augustine
Marka uu qofku ku cusub yahay magaalo, dal ama xitaa nolol ka duwan tii uu yaqaanay, wuxuu galaa xaalad cusub. Waxa uu dhex galaa nolol gabi ahaanba ku cusub garaadkiisa oo qorshaheeda, qaabaynteeda iyo…

Bulsho waliba waxa ay meeqaam iyo sharaf ku leedahay kala dambaynta, kala ahaanshaha qaybaha kala duwan ee ummadnnimo iyo in qof kastaaba ku eg yahay halka u ga bannaan ee uu kaga toosan yahay nolosha salka iyo baarkaba ballaadhan. Qaayasoorrada bulshooyinku caanka ku yihiin ayaa uu ka mid yahay…