Skip to main content

Monday 7 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Raan Shiikh

Raan Shiikh

Qoraa

Articles by the Author

Masrax |
Taxanaha The Walking Dead, muddo badan ayaan daawashadiisa ka meermeerayay maadaama aan necbaa filimada uu zombie-gu — ama orgobuhu — qaybta ka yahay. Dabayaaqadii sannadkii hore 2025, ayaan si cago-jiid ah ula soo degay kalka koowaad ee taxanaha, kadibna masraxiyad cajiib ah iyo qaabilaad…

Buug |
Buuggan xasuus qorka ahi waxa uu xambaarsan yahay xogo culus oo ku saabsan nin ka tirsanaa hoggaamiyayaaashii dunida ugu saameynta badnaa, waxana ka warramaysa mid ka mid ah adeegayaashiisii aadka ugu dhawaa ee ay suuro galka u ahayd in ay maalintiiba dhawr jeer arkaan, xafiiskiisana ugu adeegaan…

Subscribe to Category Page