Skip to main content

Saturday 8 November 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
رافاييل فيثكاينو

Raafaa’il Fiyskaayno

Raafaa’il Fiyskaayno, waxa uu kalkaaliye Baroofisor ka yahay Jaamacadda Depaul oo ku taalla Maraykanka gaar ahaan Shikaago. Cilmi baadhisihiisu waxa ay diiradda saaraan Falsafadda Laatiin Ameerika iyo Karbiyaanka, siiba fekerka dib u kal furfursita Gumeysiga, waxaana u dheer deraaseynta aragtiyaha diinta iyo cilmaaniyadda.

Articles by the Author

Waraysi |
Inta badan, sheekooyinka soojireenka ah ee ku saabsan samaysanka dawladnimada cusub ee laga soo bilaabo Heshiiskii Nabadda Westifaaliya, sannadkii 1648-kii, waxa loo arkaa bar kala qaybin, sababtoo ah waa dagaalkii ugu dambeeyey dagaalladii diineed ee Yurub, waana dagaalkii Soddonka Sanno. Sida…

Subscribe to Category Page