Skip to main content

Saturday 8 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
نيكولا بورسييه

Nicolas Bourcier

Waa suxufi, qoraa iyo weriyaha wargeyska «Le Monde» ee Istanbul. Waxa uu ku dhashay Jarmalka, kuna barbaaray Faransiiska. Waxa uu hore wargeyska uga soo noqday weriye fadhigiisu ahaa Rio de Janeiro.

Articles by the Author

Faaqidaad |
Laga soo bilaabo bishii Aktoobar ee 2025, Turkigu waxa uu si aan hadalhayn badan lahayn Soomaaliya uga waday fulinta mashruuc ballaadhan oo badhtamaha Soomaaliya ka socda. Waxa la go’aamiyey in magaalo xeebeedda Warsheekh oo 70 kiiloomitir waqooyi ka xigta Muqdisho ay martigeliso mid ka mid ah…

Subscribe to Category Page