Aragti
Nelson Wong
|
Xilligan oo dagaal adagi ka dhex socdo Iiraan oo dhinac ah iyo Maraykanka iyo Israa’iil oo dhinac ah, golayaasha gorfaynta siyaasadda iyo dagaalka waxa kusoo noqnoqda weydiinta ah Shiinuhu ma usoo gurman doonaa Iiraan? Haddiiba se gurmadkaasi dhaco, qaab sidee ah ayay taageeradaasi noqon…