Skip to main content

Saturday 8 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Nasra Daahir

Nasra Daahir Maxamed

Nasra Daahir Maxamed waxa ay shahaadada sare ee MPhil-ka ee Siyaasadda Dadweynaha ka haysataa Jaamacadda Riphah International ee Islamabad, Pakistan. Waxa kale oo ay laba shahaado oo heerka koowaad ah ka qaadatay Cilmiga Siyaasadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Machadka Civil Service Institute ee Somaliland, iyo shahaadada BSc ee Culuumta Shaybaadhka Caafimaadka oo ay ka qaadatay Jaamacadda Edna Aadan ee Somaliland. Waxa ay khibrad xirfadeed u leedahay isku-dubbaridka cilmi-baadhista, turjumaadda iyo qoraal-u-rogidda codadka, iyadoo la soo shaqaysay hay’ado caalami ah, kuwo maxalli ah iyo kuwo dawladeed, iyo sidoo kale ardayda dhigata heerka PhD-ga.

Articles by the Author

Aragti |
Maalgashiga suuqa macdan qodista ee Somaliland waa mid samaynaya koboc degdeg ah, xilli dunidu tartan ugu jirto macdanaha dhifta ah ee Afrika. Ha yeeshee, gaabiska dhinaca haayadeed ee jira ayaa dabraya awooddii suuqan dihin lagu nidaamin lahaa iyo taageeridda fursadihiisa dhaqaale ee kobcaya.…

Subscribe to Category Page