Feker
Nalini Prabhakar
|
Hordhac
Ngũgĩ wa Thiong’o waxaa loo tixgeliyaa in uu yahay mid ka mid ah qorayaashii ugu waaweynaa ee kasoo baxay bariga iyo badhtamaha Afrikada madaw. Waxa uu ku dhashay Jannaayo 05, 1938-kii Kamiriithu oo ah degmo ka mid ah Kiiniya. Waxa uu ka soo jeeday qabiilka Kikuyu. Magaciisa saxda ahi wuxuu…