Skip to main content

Monday 15 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Muxumed M. Khadar

Muxumed M. Muxumed (Khadar)

Qoraa, Cilmi baadhe iyo Turjumaan.

Articles by the Author

Aragti |
Muxammad Cumar Jabra (Muhammad Umer Chapra) waxa uu ka mid yahay hormuudka aqoonyahanka cusboonaysiiyey, casriyeeyay, dib-u-habeeyay, ee nooleeyay cilmiga dhaqaalaha Islaamka. Waxa uu asal ahaan ka soo jeedaa Baakistaan, balse waxa markii dambe dhalasho siiyey dalka Sucuudiga. Jabra waxa uu…

30-kii Juun 1997-kii, waxa Hong Kong si rasmi ah Shiinaha dib ugu gacan geliyey badhasaabkeedii Ingiriiska ahaa ee u dambeeyay, Christopher Patten. Qaar badan oo dadka wax faalleeya ee Ingiriiska ah ayaa walaac ka muujiyey mustaqbalka dimuqraadiyadda Hong Kong, marka ay hoos tagto Xisbiga Shuuciga…

Horraantii Abriil 2023 ayuu dalka Turkiga ku geeriyooday siyaasi, bare sare Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa). Ilaahay ha u naxariistee Ismaaciil Buubaa waxa uu nolosha Soomaalida, gaar ahaan dhankan Sooomaalilaan kaga jiraa baal dahab ah oo ay ku weheliyaan dhowr qof oo kale. Iyada oo aynu ognahay…

Subscribe to Category Page