26-kii Diisamber 2025, Somaliland waxa ay aqoonsi ka heshay Israa’iil oo noqotay dawaladdii koowaad ee xubin ka ah Qaramada Midoobay ee si rasmi ah u aqoonsata Somaliland. Go’aankaas oo ay xukuumadda Somaliland si weyn u soo dhawaysay waxa uu dhaliyey dareenno kala duwan. Gudaha Somaliland, waxa ka…

Musuqmaasuqu wuxu dumin karaa bulsho dhisan oo figta sare joogta, halka la dagaallankiisu uu gobeyn karo bulsho kacaakufaysa oo sagxadda taalla. Sidaas awgeed, curiskan koobani waxa uu iftiiminayaa sababaha qofka iyo bulshada ku riixa in ay ku kacaan falal halis ku ah noloshooda.…

Marka ay joogto aqoonsiga, bulshada Somaliland wuxu ugu fadhiyaa muhiimad weyn. Waa yoolka koowaad ee ay higsanayso, sidaas awgeed in ay hesho oo dunidu garawshiiyo ka bixiso madaxbannaanideeda oo ay sharciyowdo kana mid noqoto waddamada leh dhawrsanaanta dhuleed waxa ay u tahay guul iyo gobonnimo.…

Marar badan waxa aynu maqalnaa qof leh “Hebel dawladiisu waxa ay ku kacdaa dulmi“ ama qof xil haya oo leh “ Aniga dawladdaydu waxa ay diyaar u tahay waxqabad, dawladdayadu waxa ay ballan qaadaysaa waxqabad.” Mar dhexdaaya wadaad aan kula kulmay Nayroobina waxa uu ii sheegay in ay is qabteen…