Somaliland waxaad ku arkaysaa dad qaadhaan u ururinaya si goob taariikheed loo dumiyo, halkii ay ahayd in qaadhaanka la isugu habarwacdo si goob taariikheed loo badbaadiyo, ayuu ku doodayaa Muuse Axmed Cilmi.
Magaalada Sheekh marka aad ka soo baxayso ee dhinaca Berbera u socoto, haddii aad si…

Ana Magdalena Bach waa gabadh da’ dhexaad ah. Sannad kasta, bisha Ogost, waxay u socdaashaa jasiiradaha Kareebiyaanka, si ay u soo siyaarato xawaalkii hooyadeed oo halkaas ku yaalla. Siddeed sannadood ayay siyaaradaasi xidhiidh tahay si ay xusuusteeda ugu waariso geerida habartii dashay. Sannadka…

“Dammaan iyo Khobor ma doonaayooDariiqa fog baa I daashadayooDookhiyo dalkan waan la garan waayeeAan duulee diyaarad ii keeneey”
Ereyadaas oo keliya ayaa ku filan in ay iba furaan jaad dhan oo fanka Soomaalida ka mid ah. Waa fanka daltabyada. Sannadku waa 1960. Waa goor barqo ah. Koox…