Skip to main content

Saturday 8 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Muuna Axmed

Muuna Axmed Cumar

Muuna Axmed waa qoraa Soomaaliga iyo Ingiriisigaba adeegsata si ay u soo gudbiso sheekooyin, waayo iyo cilmibaadhisyo kala jaad ah. Waxa lagala socon karaa barta X/Twitter.

Articles by the Author

Buug |
Buugga Jiraha Cusub, waa buug cusub oo uu qoray Cabdiraxmaan Barkhad Good kaas oo asalkiisii ku soo baxay afka Faransiiska. Soo saaristiisii kaddib afka Ingiriisida ayaa loo rogay waxaana u turjumay Cali Cabdi Cumar: ‘Portrait of the new being: Reflection on Man in the Djiboutian context’. Ugu…

Fan |
Waxa ay ahayd galab Jimce ah. In badan baannu qorshaynaynay in aannu nimaadno goobtan, balse, maanta ayay noo suurogashay. Marka laga yimaaddo munaasabado gaar ah, keliya Jimcaha iyo Isniinta ayaa la furaa, inta kale ee toddobaadkana way xidhan tahay. Waa guri qaddiimi ah. Waxa uu ka kooban yahay…

Marka aynu ka hadlayno laba shay, Soomaali ahaan waxa ay u badan tahay in aan la soo hadal qaadin ama aan la xusin kaalinta dumarka: Suugaanta iyo Nabadda. Suugaanta oo Soomaalida kaalin laxaad leh ku leh isla markaana ay si toos ah iyo si dadbanba noloshooda u saamayso, waxa had iyo jeer xuurto ku…

Maaya Anjelow waxa ay ahayd hal-abuur hibo dheeraad ah u leh maansada iyo qoraalkaba. Intaas uun ma aha, ee waxa ay ku tiiqtiiqsan jirtay fagaare ka hadalka iyo jilliinka. Codkarnimada waxa u dheerayd dhiirranaan, waxaanay ahayd carroog u taagan, una doodda xuquuqda dadka madow, oo aanay…

Subscribe to Category Page