Taariikhdu waxa ay werisay adhijire Itoobiyaan ah oo magaciisu waaray, adhigii uu la joogayna cunay midho cas oo aanu kolkaas garanaynin. Waa meel ka mid ah dhulalka sare ee Itoobiya iyo wakhti lagu qiyaaso kun sanno ka hor.