Skip to main content

Saturday 14 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Moustafa Ahmed

Mustafa Axmed

Cilmibaadhe takhasuskiisu yahay siyaasadda iyo amniga Soomaalilaan iyo guud ahaan Geeska Afrika.

Articles by the Author

Faaqidaad |
Toddoba bilood ka hor, markii uu Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro la wareegay xilka, waxa uu dhaxlay caqabado kala duwan oo ku gadaaman siyaadda gudaha iyo ta dibaddaba, oo halis weyn ku ah mustaqbalka Somaliland. Inta badan qaddiyadahaas gude ahaan looma xallin karo, sidaas darteed, siyaasadda…

Markii Soomaalilaan iyo Taywan ay sii xoojinayeen xidhiidhkooda, Muqdisho ayaa isla waqtigaa xoojisay xidhiidhka ay la leedahay Shiinaha, iyadoo labada dawladood ee la aqoonsan yahay iyo labada aan la aqoonsanayn u tartamayaan sidii ay saameyn ugu yeelan lahaayeen Geeska Afrika. …

Subscribe to Category Page