Murtaza Hussain, waa wariye iyo falanqeeye siyaasadeed oo haysta dhalashada Kanada, asal ahaan se ka soo jeeda Bakistaan. Waxa uu baadhaa arrimaha la xidhiidha amniga qaranka iyo siyaasadda arrimaha dibedda. Waxa uu ka hawl galaa The Intercept oo ah warbaahin baadhitaan oo madaxbannaan. Waxa laga la socon karaa barta X