Faaqidaad
Muhaab Maxamed Xusnayn
|
Maalmo dhawayd, Ingiriisku waxa uu shaaciyey inuu gacanta ku dhigay markab shidaal oo ka tirsanaa “maraakiibta qarsoon ee Ruushka”, xilli uu markabkani ka gudbayey Kanaalka Ingiriiska. Judhaba, arrinkani waxa uu u muuqanayaa tallaabo cusub oo ka mid noqonaysa taxanaha xayiraadihii reer Galbeedku…