Faaqidaad
Muctas Xajaaj
|
Isusocodkii shixnadaha ee marinka Hurmus, una dhexeeyey Iiraan iyo Cumaan waa uu istaagay, marinkan oo uu maro shan meelood meel batroolka iyo gaaska badaha la isugu gudbiyaa, lagana keeno Khaliijka Carabta ee hodanka ku ah shidaalka. Isusocodka marinkani waxa uu xidhmay ka dib weerarkii Maraykanka…