Skip to main content

Wednesday 19 November 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Melek Eyigün

Melek Eyuugin

Melek Eyuugin waa qoraa, tifaftirto iyo kaydiso takhasuskeedu yahay taariikhda Cusmaaniyiinta. Waxay PhD ka sidataa jaamacadda farsamada ee Yildiz, iyadoo diiradda saarta siyaasadihii dhalashada ee Cusmaaniyiinta, buruquraadiyadoodii iyo indheergaradkii qarnigii 19-aad. Melek hadda waxay daabace ka tahay xafiiska maamulka qasriyada qaranka oo hoos taga xafiiska madaxweynaha Turkiga. Waxaad kala socon kartaa  X/Twitter.

Articles by the Author

Feker |
Wargaysyada iyo majalladihii u dambeeyey ee boqortooyada Cusmaaniyiintu waxa ay soo tebin jireen wararka ku saabsan dagaallada Soomaalidu kula jirto gumaystayaasha reer Yurub, waana arrin ka turjumaya sida masiirka Soomaaliya muhiim ugu ahaa. …

Subscribe to Category Page