Feker
Maysara Kamaal
|
Macno la’aantu waxa ay nolosha ka tiraysaa midabbada qurxoon, waxaanay ka dhigaysaa wax aan lagu indho doogsan karin. Wax kasta oo macno la’aan noqdaa waa wax aan soo jiidasho lahayn, waana sidii wax iskii isu wada oo jiho la’aan ku socda. Waa sida dad socoto ah oo socdaal bilaa jiho ah ku jira,…