Skip to main content

Saturday 8 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Maxamuud Sh. Dahir

Maxamuud Sh. Daahir

Qoraa arrimaha bulshada wax ka qora, sidoo kalena Cilmiga Siyaasadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ka barta Jaamacadda Jigjiga.

Articles by the Author

Masrax |
Tan iyo burburkii Boqortooyadii Cusmaaniyadda waxaa dhagaha bulshada muslimiinta ah iyo guud ahaan dadwaynaha dunida ku soo noqnoqnayay ereybixinta "Dawlad Islaami ah" oo lagu kabay weedha caanka ah ee "Xalku waa shareecada". Inkasta oo aan ereybixintan iyo adeegsigeeduba ku cusbayn dhagaha…

Feker |
Sida ay cid walba dareemi karto, dhowr iyo tobankii sano ee u danbeeyay, waxaa guud ahaan dhulka Soomaalida ku faafayay kacaan xuquuqraadin ah oo marba marka ka danbaysa sii badanaya. Waxaa shaaracyada tuban haween dhiirran oo dalbanaya xuquuq siyaasadeed, mid dhaqaale iyo mid bulsho. Waxaa soo…

Fan |
Haddii Ameerikaanku haystaan Steve Wonder, Shiinayskuna Cui Jian, Iraaniyiintuna Mahdi Yarrahi, Nayjeeriyiintuna Fela Kuti, waxaa iswaydiin leh; yaa Soomaalida ugu jira booskaas? Waa kee hoobalka ka gudbay xayndaabka madadaalinta ee fankiisa u tallaabshay naqdinta iyo toosinta bulshadiisa? Waa kuma…

Sheeko |
Dhabarkeeda xoodan ee aad mooddo in hilibkii laga feentay ayay darbiga qabow ku tiirisay. Qoorteeda soo jabtay ayay labada low ku caabinaysa. Gacmeheeda dhuudhuubanna waxa ay ku waydaartay labada lugood ee ay lawyohooda maciinsanayso. Si murugo leh ayay u gandoodaa. Waa toddoba iyo toban jir…

Aragti |
"Araweelo dumar oo dhan bay, u aqli roonayd Iyaduna awoowgeed la naar, ma arrin fiicnayne Goortii ugaas laga dhiguu, ololay suurkiiye" — Faarax Xuseen Sharma'arke Sheeko-xariiradu waa mid kamid ah arrimaha dhifka ah ee bulshooyinka caalamku ka simanyihiin lahaanshaheeda. Bulsho kasta waxay u…

Waa hubaal in maanta bulshada inteeda xooggani isla qirsantahay in gabadha Soomaalida ahi la nooshahay dulmi badan oo ay tirsanayso ilaa iyo xilli fog oo dib ugu noqonaya unkankii bulshadeeda. Ugu yaraan maanta lagama doodayo gabadha ma xaq baa ka maqan mise way kibirsantahay—sida dhici jirtay…

Subscribe to Category Page