Macallin arxan daran
Marka laga reebo casharrada ku qoran buugaagta waxbarashada oo aad noo akhrido, bal dib u xusuuso wax kale oo aad noloshayda ku soo biirisay. Weligay iima aad sheegin sababta ay muhiimka u tahay in ilmaha iskuul lagu daro. Intii aan iskuulka dhiganayey waxa ugu weyn ee aan…

Maxamuud Xaaji sheekadan gaaban waxa uu ku soo gudbinayaa sidaan xataa maytidu u nasan, waxa uu si kajan ah u soo gudbinayaa go'aankii Madaxweyne Xasan Sheekh ku raray xabaale dadweyne oo Muqdisho ku yaal.…

Waxa uu ku dhashay Burco. Hargeysa buu uga sii ruqaansaday. Xamar buu uga soo hayaamay si uu himmiladiisa tacliinta u horumariyo. Waad xasishay buu is lahaa, run baase u diidday. Waxa uu filayey in uu xasarad iyo xabbad ka soo fogaaday. Taasise ma ay dhaboobine, waa uu soo martiyey. Maalin Axad ah…