Walaashay Macooyo waa maanso kooban oo leh qaab masraxiyadeed. Waxa ay ka warramaysaa wiil la yidhaahdo Kuus, qoyskiisa, iyo murugo culus oo ku dhacday kaddib markii walaashii Macooyo ay ku nafweyday hawlgal lagu burburinayay guryo dad sabool ahi degganaayeen.
Kuus iyo qoyskiisu ma ahayn dad si…