Sannadkii 1991-kii, waxa burburtay dawladda dhexe ee Soomaaliya waxana la isku raacsan yahay in ay dhacday ‘madhnaan awoodeed’ oo waxa duntay awooddii dhexe ee dalka, iyada oo aynnaan ka hadlayn sharciyadda iyo xumaanta ay lahayd awooddaas dhexe ee duntay. Ha se yeesho e, Muqdisho oo ahayd…

Waa dhif in aad akhrido ama dhegeysato falanqeyn ku saabsan siyaasadda adduunka ee Maraykanka oo aanad maqal erayga loobbi. Waa sax oo Maraykanka waxa lagu tilmaamaa waddan ay dimuqraadiyaddiisa, iyo xukunkiisa ay saameyn xooggan ku leedahay ‘lacagtu’ waxana ay inta badan martaa istiraatiijiyadda…

Kaaral Maarkis, waxa uu male-awaalay in loollanka u dhexeeya dabaqadaha xoogsatada (shaqaaleha) iyo hantiileyaasha loo shaqeeyo, oo ay danahoodu iska soo horjeedaan, ay ugu dambeyn keeni doonaan in dabaqaduhu ay baaba’aan oo garbo siman la noqdo. Waa marka ay dabaqadda xoogsatadu ku baraarugto in…