Waxaa si xawli ah isku soo tarayay, mudadii uu socday dagaalka Iiraan, loollan xooggan iyo xusuldoob loogu jiray sidii loo indhosarcaadin lahaa bulshooyinka adduunka, iyadoo la abuurayo sheekooyin (Narratives) aan sal iyo baar toona laheyn, laakiin laga dhigayo kuwo ku qotoma xaqiiqooyin jirta oo…