Skip to main content

Thursday 22 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Mohamed Kheir Omer

Maxamed Khayr Cumar

Maxamed Khayr Cumar waa cilmi-baadhe iyo qoraa Afrikaan-Norwiiji ah oo degan Oslo, Norway. Waxa uu hore uga mid ahaa Jabhaddii Xoreynta Ereteriya (ELF). Waxa laga heli karaa bartiisa  X/Twitter.

Articles by the Author

Faaqidaad |
27-kii Oktoobar ee 2025, kooxda RSF waxa ay gacanta ku dhigeen magaalada al-Faashir ee caasimadda u ah gobolka Waqooyiga Daarfuur, ahna mid kaalin weyn kaga jirta isbeddelladii ugu muhiimsanaa taariikhda Suudaanta casriga ah. Ka dib go’doomin ku dhawaatay 550 maalmood iyo wax ka badan 200 weerarro…

Isiyaas Afawerki, Madaxweynaha Eretariya, soddon sanno oo uu xukunka hayo marna doorasho kuma loollamin. Waa arrin aanu ka labalabayn in uu fasiro sababaha keenay. Sidiisaba, waxa uu kasoo horjeedaa fikradda ah in la raadiyo kalsoonida shacabka ee cidda xilka qabanaysa, waxaanu u arkaa wax dabraya…

Si kastoo xaaladdu u kacsan tahay, hadalada la isweydaarsanayaana u xanaf badan yihiin, oo uu u jiro dhaqdhaqaaq milatari, haddana, dagaal Itoobbiya iyo Eratariya dhex maraa waa mid laga fursan karo, iyadoo sidaa ah baddu way kacsan tahay, halistuna waa sarreysaa.…

Subscribe to Category Page