Skip to main content

Saturday 8 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Maxamed Haaruun

Maxamed Haaruun Biixi

Qoraa, turjubaan iyo siyaasi falanqeeya arrimaha Soomaalida. Waxa lagala socon karaa barta X/Twitter.

Articles by the Author

Aragti |
Habeenkii Juun 21, 2024, waxa barta Twitter/X dood ka jeediyay Ibraahin-Hawd oo ah qoraa daneeya taariikhda, aadna u gu xeel dheer afka Soomaaliyeed, si mug lehna wax u gu qora. Dooddaas ka ma qayb gelin, laakiin dib baan ka dhegaystay iyada oo duuban. Waxa uu micneeyay, oo aan bilowgaba aad u gu…

Feker |
“Taariikhda dunidaa;Iyadoo is daba taal;Qofba meel ku tuurtee!” — Hees Soomaaliyeed Thomas Cromwell, oo ka soo jeeday qoys danyar ah, Iglan ayuu ku noolaa intii u dhexaysay 1485kii ilaa 1540kii. Waxa uu ahaa shakhsi si yaab leh, oo la mafilaan ah u ga soo mudh baxay dabaqaddii sare ee…

Sheeko |
Marar badan ayay masaa’ibka dunida meerayaa hareeraheenna ka dhacaan, iyaga oo aynaan dareensanayn. Dhacdooyinkaas meerayaa badanka ma ina taabtaan, iyada oo aynu inta yar ee toos u gu lug leh ka mid nahay mooyee. Mararka qaarkood, ayay dhacdaa in si ku talagal la’aan ah ay isu taabtaan doonida…

Subscribe to Category Page