Maxamed Axmed Nuur oo ah 50 jir, waxa uu xasuustaa kolkii uu ka soo baxayey gurigiisa oo ku yaallay tuulada Qudhaclay ee ka tirsan gobolka Hiiraan, 30-kii Jannaayo 2023-kii in ay cirka heehaabayeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, balse waxba muu sii raacraacin, maaddaama oo aanay aragtidoodu…

Muddo-xileedkiisii hore, Donald Trump waxa uu oggolaaday tiro duqaymo cirka ah oo ka badan isu gaynta intii la fuliyey muddo-xileedyada madaxweynayaashii ka horreeyey. Toban maalmood oo ka mid ah muddo-xileedkiisan labaad, waxa uu amray in duqaymo kale la fuliyo. Geesku waxa uu la hadlay weriye…