Skip to main content

Sunday 9 November 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Maxamed Daahir Afrax

Maxamed Daahir Afrax

Maxamed Daahir Afrax waa suugaanyahan, qoraa akaademig ah iyo qoraaga sheekada Maana Faay.

Articles by the Author

Dhaqan |
Maqaalkan waxaa lagu faaqidayaa riwaayad Siddeetannadii ka soo baxday Jabuuti laguna magacaabay "Qaran iyo Qabiil". Maqaalka xooggiisa waxaa laga soo qardaystay buugga magaciisu yahay Fan-Masraxeedka Soomaalida: Raad-raac Taariikheed iyo Faaqidaad Riwaayado Caan-baxay ee uu hore u qoray allifaha…

Buug |
Hordhac Buugga la magac-baxay Gaso, Gunuun iyo Gasiin oo uu dhawaan soo saaray Bare Sare Cali Jimcaale Axmed wuxuu ku bishaaraynayaa ifbax-suugaaneed ugub ah; ifbax Cali horseedayo in uu hore ugu sii tallaabsado fanka sheeko-falkinta Soomaalida. Waa buug xambaarsan aqoon qotadheer iyo erayo dhumuc…

Subscribe to Category Page