Way ahayd, in Nuuruddiin Faarax iyo Soomaalida uu ka warramaba dhexdooda laga saaro darbiga weyn ee ka la xannibay isu socodka fekerkooda, dareemidda lahaanshiyahooda iyo abuuridda xidhiidh qotodheer oo suugaamaysan.