Skip to main content

Monday 18 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
stanza

Maxamed Cabdiqaadir Daa’uud (Stanza)

Cilmibaadhe ka tirsan Guddiga Af Soomaaliga iyo bare ka tirsan Kulliyadda Afafla ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ku taalla Magaalada Muqdisho, kala xidhiidh: stanzasom@gmail.com.

Articles by the Author

Feker |
Warqadani waxay soo bandhigeysaa kala duwanaanshaha afguriyada bulshada Soomaaliyeed ee ku saabsan noocyada (Jaadadka) qudhaabka faraha badan ee ay dhallaanku midhahooda cunaan magacyada looga kala yaqaanna deegaannada kala duwan ee ay ku nooshahay bulshadeenna Soomaaliyeed. Qudhaabka (dheefta) ay…

Subscribe to Category Page