Dad isu furan ayaynu nahay. Baraha bulshada sida xasuushaye ayaynu u adeegsannaa. Xasuuso ayaa aannu ku kaydinaa, xasuuso ayaa aynu ku wadaagnaa. Hadal se ma wadaagno.
Waan ku aqaan, haddana, kuma aqaan. Halkaad ka afuraysay waxa aan ku arkayay istoorigaaga. Sawir adiga keligaa ah. …

Saciida Xaaji Diiriye Xirsi 1950-kii ayaa ay ku dhalatay Muqdisho, waa mid ka mid haweenka Soomaaliyeed ee qalinleyda ah kuwii ugu horeeyay ee afka Ingiriisida wax ku qora. Waxa ay shahaadada koowaad ee jaamacada ku diyaarisay Suugaanta Ingiriisida, oo ay ka dhamaysatay Jaamacada Boqor Cabdicasiis…

"Beri hore waxa jiray
Inan timaha biiftoo
Baarkana u tidicdoo
Boqorkiyo dhaclaha iyo
Maro qeyd ah xidhatee"
Lebisku waa mid ka mid ah baahiyaha aasaasiga ah ee dadka. Waa baahi dabiici ah oo ay keentay cimilada qalafsan ee deegaantu. Tan iyo markii ay dadku dhogor dhacsadeen waxa ay u baahdeen si…

Hordhaca Turjumaanka:
Markaan akhriyay labada maqaal David Beer iyo Helmi Ben Meriem ee ka warramaya suugaanta Soomaalida ee ku qoran afafka reer galbeedka, daaqad ayaa ii furantay Soomaaliya iyo Soomaali aan beri hore aasnay ayaan arkay, waxay ila noqotay markaa in la soo ururiyo wixii macquul…