Doodaha ku saabsan "May iyo Maxaa" in ay labo afguri yihiin iyo in ay yihiin labo af oo kala madax bannaan, waa dood soo jirtey afartankii sano ee u danbeeyey, waxayna doodahani ku kala arooraan Dugsiyada Baadhista Soomaalida. In May iyo Maxaa ay yihiin labo afguri oo Af-Soomaaliga hoos taga waxa…