Skip to main content

Saturday 8 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Ciiraale

Maxamed Aadan Ciiraale

Qoraa Soomaaliyeed oo faaqida, curiyana, laamo kala duwan oo suugaanta ah.

Articles by the Author

Sheeko |
Coobbo karsan, gaaddo caro la higaagan iyo indho gadaashoodu maran tahay ayay saddexduba ka sinnaayeen. Gararka waxa sida sayaxa uga saarsaarnaa abur yaryar ah, qawlallada xumbo ayey ku lahaayeen, noloshana col bey la ahaayeen. 'cadowga Ilaahay gawrac!' ayuu midi ku yiri mid kale. ‘Cadowga Ilaahay’…

Subscribe to Category Page