Maxamed Aadan waa bare Jaamacaddeed, xubin ka tirsan Xarunta Dhitaynta, Dhaqanka iyo Xiddigiska ee Oday-Ka-Sheekee. Cilmi baadhistiisu waxay ku qotontaa kal-tirsiga qoraxda iyo aqoonta ay somalidu u leedahay tirsi qoraxeedka, cimiladiisa iyo afarta xilli ee sannadku ka kooban yahay.