Fekradaha udubdhexaadka u ah buuggan waxa ka mid ah midkeenna in aanu awoodin, isaga oo keligii fekeraya, in uu in ku filan adeegsado maankiisa, si uu u keeno waxsoosaar miradhal leh. Caqlaaniyaddu waxa ay kasoo fushaa bulsho leh feker maangal ah oo kooxiba kooxda kale saxdo…

Cinwaanka buuggu waa mid cad oo aan mad’madow ku jirin, sababtoo ah waxa badhxan ee aan tayada lahayn waa wax la fahmi karo oo qofku macno u samaysan karo. Marka la leeyahay qof ama wax bilaa tayo ah oo aan miisaamnayn waxa looga jeedaa qof fahanku ku yaryahay ama aan tayo waxqabad lahayn, kana…

Buugagga sida fikradaha dhiirran waxa ay leeyihiin dhadhan gaar ah, waxaana u sabab ah fikradaha cusub ee aan loo baran ee ay xanbaarsan yihiin, kuna cusub akhristayaasha, waxa kale oo dhadhan u yeela doodda ballaadhan ee laga galo mawduuca buuggaas iyo qofka qorayba. Doodda buuggaas ka dhalataa…