Muqdisho oo ku jirta galab qurxoon, bilawgii Juun, ayaa ku baraarugtay rasaasta goosgooska ah iyo madaafiicda dhacaysa. Ma ahayn weerar Alshabaab soo qaadday, mana ahayn muran ka dhacay bar kantarool, ee waxa uu ahaa weerar ba’an oo sababtiisu ahayd in Xukuumadda Federaalku doonayso inay awooddeeda…

Geeska Afrika qalalaase siyaasadeed ayaa ka oogan. Min Soodaan ilaa Soomaaliya, min Yugaandha ilaa Itoobbiya, xaaladaha waa laga dayrinayaa. Haddaba urur-goboleedka IGAD maxaa u danbayn doona, ayuu is wayddiinayaa Matthew Chandler de Waal.
Dagaalka mijaxaabiyay Soodaan, macaluusha ku…