Matt McManus waa barre ka dhiga culuumta siyaasadda jaamacadda Michigan, sidoo kalena waa qoraaga buugga The Political Right and Equality iyo buugaag kale. Buuggiisa cusub ee soo socda waa The Political Theory of Liberal Socialism (Routledge). Waxa lagala xidhiidhi karaa email ahaan: mattmcmanus300@gmail.com ama bartiisa X (Twitter) @Mattpolprof.