Skip to main content

Wednesday 17 December 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Madaar Al-Fateh

Mada Al-Fatix

Mada Al-Fatix waa qoraa, cilmi baadhe iyo diblomaasi hore oo Suudaaniya.

Articles by the Author

Aragti |
Goobollada la isku yidhaa Afrikada Saaxil waxa ay foodda la galayaan marxalad cusub oo fawdo ah. Ka soo bilaw Nayjeeriya oo ay sii kordhayaan falalka rabashadaha ee la la beegsanayo masixiiyiinta dalkaas ilaa laga soo gaadhayo Maali oo ay muddo toddobaadyo ah kooxo hubaysani ay isku hareereeyeen…

Mararka qaar ka fursan mayso in qofku is wayddiiyo: suurogal ma tahay in dhaleecaynaha qabow ee laga soo saaro gaboodfallada Dagloo se aan wax raad ah ku lahayn dagaalka, ay ka dambayso ka helid reer Galbeedka, siiba Maraykanku, ay ka heleen Jeneraalka Suudaaniga ah ee fallaagoobay, Maxamed Xamdaan…

Dalka Suudaan oo ku jira dagaal sokeeyo, sannadkii saddexaad, taariikh dheerna u leh dhaqanka jabhadaha, waxa uu hadda ku jiraa dagaal u dhexeeya Ciidanka Qaranka iyo Xoogaggii hore ee Birmadka (RSF) kuwaas oo fallaagoobay. Dagaalkani waxa uu keenay in jabhado hore ula dagaallami jiray dawladda…

Subscribe to Category Page