Aragti
Khadar Nuux
|
Hordhac
Somaliland waxa sannadkii 1991-kii magaalada Burco lagaga dhawaaqay inay dib ula soo noqotay madax-bannaanideedii, kadib markii sannadkii 1960 oo ay xoriyaddeeda ka qaadatay dalka Ingriiska si bilaa shuruud ah ula midowday Soomaaliya oo markaa xorriyaddeeda ka qaadatay Talyaaniga.…